Xiligoo barwaaqo ah
Dhirta ubax ku xiran yahay
Beelaha xagoodana
baaqoodu nabad yahay
X2

Dhulkoo xareedi buuxdoo
Beeruhu ay baxeen baa
X2

Balcad anoo dhex Jooga Waxaan isbaranay bintuu
X2

Binti hareeri caaad leh
Bintuu binti bogaad
ku taalaa X2

Bidhaan quruxoon binti
Cabdi inaan is biirsanaa bilneed X2

Bidhaan quruxoon binti
cabdi oon kuu bireeyo baarqab geel X2

Bidhaan quruxoon binti
Cabdi inaan ku barkadaa bilneed X2

Bidhaan quruxoon binti
Cabdi oon basho kula
dhaca baan X2

Dhaqan lagu bad baadiyo
Hablo bilic samaantiyo
Diinta lagu bar baarshaa
Balcad lagu tilmaamaa
X2

Ana barisamaadkii markaan booqday oon tagay
X2

Bartii ehelu khayrka
Waxaan isbaranay bintuu
X2

Binti hareeri caaad leh
Bintuu binti bogaad
ku taalaa X2

Bidhaan quruxoon binti
Cabdi inaan is biirsanaa bilneed X2

Bidhaan quruxoon Binti
Cabdi oon kuu bireeyo Baarqab geel X2

Bidhaan quruxoon Binti
Cabdi inaan ku barkadaa bilneed X2

Bidhaan quruxoon binti
Cabdi oon basho Kula
dhaca baan X2

Exit mobile version