Hanbalyo iyo salaan iga hoo
Hargaysaay nabad ahoow
Hoobeey hobeeey

Habkiyo daaraha hodmiyo
Shacabkoo nolol haybsadoo
U heelan sidii haboon

Hurdo nabadiyo
Hoygii noloshiyo
Halkii lagu hirtaay

Hanbalyo iyo salaan iga hoo
Hobeey hobeey
Hargaysaay nabad ahaw
Hobeey hobeey
Hobeey hobeey hilaaca soomaliland
Hobeey hobeey

Arlada lagu wada hodmoo
Hugiyo daartaba haraad
Marnaba guurtida ku helin

Hidiyo dhaqaniyo
Hoygii nolosha iyo
Halkii lagu soo hirtaay

Exit mobile version