labadayda dhiig ka cadbaad
lushood ku lamaantehee
yaanan noqon lulume
laaskii ka guray
qalbigaa lahashada ka da
timaha laydha iiga celi
lugaha xaragada u badi
lig liigo anoo k jecel
ha i lulin ladaneey

laab xuushadiyo laamaha
jirkaad lingax ii furtee
yaanan noqon la waa
loo yaamayeey
labeen dhabankaaga mari
lagiyo laabta igu qabo
cadaawuhu yuu k lodin

Exit mobile version