VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Koleey - Lyrics

Marbuu ku wanaajiyaa Wakhtigu kuu hiiliya Walaalkii kaa dhigaa Sidii waqal kuu da,aa 2× Weedhaadana lagu qoslaa Markaa tahay ruux la weyn Weedhaadana lagu qoslaa Markaa tahay ruux la weyn Marbaad kala weecataan Waayuhu cadow kuu noqdaa Wacdiga aad iga fartaa Marbuu wehel ku dhalaa Aduunyooy waalaleey Aduunyooy waayo badan Warwareeg badanaa idhiyee Fartiyo wadnaha fartiyo wadnaha Fartiyo wadnaha isku qabo Fartiyo wadnaha fartiyo wadnaha Fartiyo wadnaha isku qabo 2× Waxgaradiyo waayo arag Ruuxaana wanagaa ka maqan Dantiisana wadi aqoon Wadeecana daris u heli 2× Aduunkana waasac iyo Warhaye ciil aan gurayn Aduunkana waasac iyo Warhaye ciil aan gurayn In lagu warahaayo qabo Warxumo wadii xumaa Wareegahay ma adigaa War li,i adigaa kufi lahaa Aduunyooy waalaleey Aduunyooy waayo badan Warwareeg badanaa idhiyee Fartiyo wadnaha fartiyo wadnaha Fartiyo wadnaha isku qabo Fartiyo wadnaha fartiyo wadnaha Fartiyo wadnaha isku qabo 2×
Queue is empty
-- / --