VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Love - Lyrics

Maxaynu ladnaan Aduunyo jacaylka Lugooyadiisa leexiyo Leedo aynu fuulnay Maxaan lax iyo daruur Ta lix goor kugu fool Adaygo Luul luul dahab luqun Taada galisee Guur waa libin iyo Lur madaxii lamaano Hadaynu nahay love Love waxa inaga Maqan ba love Maxaan laliska iyo Wargayska amaan Taada lagaga shegay Lab iyo dhadig yara Salaamoo Maxaan lax iyo daruur Ta lix goor kugu fool Adaygo Luul luul dahab luqun Taada galisee Guur waa libin iyo Lur madaxii lamaano Hadaynu nahay love Love waxa inaga Maqan ba love
Queue is empty
-- / --