VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Milicsiga - Lyrics

Sida beer moxagahoo Mayraale ku jaloo Mirka dhexe habeenkii Inta uu gudgude miray Mid walbaaba geedihii Turuqdiisa maaloo Mufsanaysa gayigii Oo subaxdii maryaneey Samaydooda muuqa leh Intay wabatay milicdii Maariin wirwira iyo Asal midabkii yeeshay Wacanaa muunadoodiiyo Milicsiga il qabadka leh Amaana waad mudatee Markii aan ku dheehdaba Naftu muxubo oydaa Sida geed murcugahoo Intuu MAWLE uumay Lagu muday caryaaliyo Balcad meel dhexdoodiyo Lagu manaystay bilicdii Sheedana ilmilicsiga Ka dhex muuqdo geedaha Oo madaxa guudka Ubax ugu magoolee Miro dhiin casaanoo Dhanaaniyo macaanloo Naftu muhatay yeeshay
Queue is empty
-- / --