VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacab - Lyrics

Nacab iyo warxume wade Ayaa i kaa nacsiyee Naxli kugu abuuroo Ina kala fogeeyee 2× Wadnahayga dhiigee Waxa ka nuugayaa Wadnahayga dhiigee Waxa ka nuugayaa Anuu igu nagaadoo Inanaabinaayaa Nasteexoooy nasteexooy Ii dhago nugloow Nasteexoooy nasteexooy Ii dhago nugloow Noolaba aduunyada Wuxuu naawilayaa Naxariista eebiyo Nimca inuu ku waaree 2× Neecawda haysiyo Waxa tahay naqa dayreed Iyo nuur iftiimay Indhuhu kugu nagaadaan Nasteexoooy nasteexooy Ii dhago nugloow Nasteexoooy nasteexooy Ii dhago nugloow
Queue is empty
-- / --