Heesta Nafyahay - Lyrics
Dunidan la is wada
Niciyo waayahan
Daneeska badan
Nasteexaba lahayn
Dhibaatada kaaga
Naxa x2
Nafyahay baahidu
Wadaa adoo nabarada
Ogsoon ayay kugu
Eegayaan x2
Maxaan mudo badan
Bogiyo naftayda baan
Uga dhigaa amaan
Kugu naaxiyaa indhaha
Nuurkoodiyay nafaqo
Way maqan tahee
Maxaan ugu naaxiya
x2
Nabadaan ku nagaan
Jirniyo taariikhda nasiib
Ka daran nabsi iyo geeri
Baa ka dhow naf qayb
Siga naaska galay x2
Lur maqan suul daara
Diisuna nugulka way u
Daran tahoo naxliga
Kama bi'in kartee x2
Maxaan mudo badan
Bogiyo naftayda baan
Uga dhigaa amaan
Kugu naaxiyaa indhaha
Nuurkoodiyay nafaqo
Way maqan tahee
Maxaan ugu naaxiya
X2