VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimconi - Lyrics

Haka noogin caashaqa Waligaaba naaxiya nimcooy Nasiibku maaha guul Nasiibku maaha guul 2× Neecaw qaboobaa Lagu nastaayee Nimciyo doogbaa Lagu nagaadaa 2× Naag kula mida Ma dhalan mana noola Wali maanan arag 2× Naftan yaan u roon Naagina waa tuma Naftan yaan u roon Naagina waa tuma Nimcoo ninimcoonee Ayaa nimcoolii 2× Yaa xayaatu galbi Yaa xural cayni Yaa xayaatu galbi Yaa xural cayni Ninimcoo ninimcoonee Yaa xayaatu galbi Yaa xural cayni Yaa xayaatu galbi Yaa xural cayni Ninimcoo ninimcoonee Ayaa nimcoolii Qof waliba nasiibkiis Naruuro iyo khayrkeed Nimcooy Naxli kuuma quudhee Naxli kuuma quudhee 2× Nuur kuu baxaayaa Lama nacee Ninba meeshay doontaa Lagu nasbeeyaa 2× Naag kula mida Ma dhalan mana noola Wali maanan arag 4× Naftan yaan u roon Naagina waa tuma Naftan yaan u roon Naagina waa tuma Nimcoo ninimcoonee Ayaa nimcoolii 2× Yaa xayaatu galbi Yaa xural cayni Yaa xayaatu galbi Yaa xural cayni Ninimcoo ninimcoonee Yaa xayaatu galbi Yaa xural cayni Yaa xayaatu galbi Yaa xural cayni Ninimcoo ninimcoonee Ayaa nimcoolii
Queue is empty
-- / --