VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shamso - Lyrics

Sidaad tahay shawaal Ciideed bishu shan iyo Toban tahayee shacisay Aduunkee qoraxdii shin Dhalataay wali shahid Kuma arag sheekana Kumaan maqal wax Shabaha naftaadee x2 Sharad baan dhiganaya Hadii sharaf mid kula Mida lagu sheego dun- Idee x2 Shamso adi daraadaa Anigana ilaa shalay Cishqi baa ishidayee Ma ishaafinaysaa X2 Sida genyo shaximano Laga furay shakaalkii Shakad kii ku xiran Yahay markaad sheeda Qabatana shinshadaba Marogayoo adaa shiiq- Inayoo kalgacayl ku Shubayee x2 Xidigtii sharuuray adaa Shiday aduunkoo dumar Baad shin dheertahee X2 Shamso adi daraadaa Anigaba ilaa shalay Cishqi baa ishidayee Ma ishaafinaysaa X2
Queue is empty
-- / --