VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shar yo kheyr - Lyrics

Shar iyo kheyr waxa wax qorana Sharuud loo waa jiriyo Yarkay shaki bixisa iyo Sharcaa la isku aaminaa Shidada guriga dulqaad Ayaa kaa shaafiyee Shakada caashaqa isfahan Labada u shushubataybaa Jacaylka shufaysatee Shacniga quruxdiisa badan Wixii shuush galin lahaa Shar gudban dhe Shargudban shaydaan xijaaban Cayaar iyo shamal la tumay Sharaxu waa daaba ladan Sacabka loo laba shubiyo Cod iyo jibshibiiligligi Hadaanay shabaabaxayn Shanqadhu way liidataa Kusharaf ruuxii ku jecel Inaad ruux jira tuhuu kolay kuu sheegayaa
Queue is empty
-- / --