VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xilaha - Lyrics

Ninka xila badshee Xiisuhu wado Afar xiro gashaa Xagjiree qalbigu Xubi kuma nastee Walee xila midkale Xarig kuma xiroo Xaq uyeelatee Xabiibi kalgacal Adaan kugu xudumay Xayaati galgacal adaan kugu xudumay Xigashada qalbigan Jacayl xooganbaa Xididada dhigtoo Xusuus aan guurayn Xubi igu abuurtay Xilashada miday Naftu ku xasishay Xaq uyeelatee
Queue is empty
-- / --