VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beelo shirib - Lyrics

boqorkii shiribkow bilicdii idhahow wadnaha baalashiisiyo boga iyo calooshaa bari hore kubeeranto bohol yow kuwaashtee ubax laama bixiyo waabari soo ifoo qod qod lagu talalaa bilicdiisa leedahee barbaaranta kaan kala baxow ku bogayee boaaga isaar bilcaamihii kubeeg xidhtow beeloy adaa beer kutaal siddi bakaleey soo bood badankaaga isaare ilabuub baalkaaga haben baryaa bal waan buubayaa sidii baarcadkii bushii jaceyl ma baqaaye allow beexaala noo beelmee barqo maalin farxadoo bar bar ki muqdisho baq baqtii ay sameyen isku soo boxeenoo boodayaan cayaaraha beenley dunteedoo hido dhaqankii loo baday badi wada xad feenoo nabad lagu badhaadhaa bilicdooda leedahay haben baryaa
Queue is empty
-- / --