maalinkii daraadii
casarkii mamoodigaa
dad hargeysa soo maray
hadiyaday iigu dhiibaan
markii u horeysee
i haleelay caashaqu
maalkana fadhiistaa
muhaygiii jaceylkee
amiii anigoo qabin
haween anigoon rabin
xiskeygeey daa
habeenkii taariikhdii
maalinkii ilaaahee
hadba saacaday tahay
iyo markii lay helaa
iska soo hagaageee
ma markaan awoodee
habsan geeya oogoo
ku hareera dooxada
hiyigaygu raacee
nin helaa nasiib lee
heesaha dul saare
rabi kugu hagaajaay
maarkii kalgacalkaay
hibashada xasuustoo
anigooo hadlaybee
naftu kasi leedaahy
habeenkii taariikhdii
maalintii ilaahay
hadba saacaday tahay
iyo markii lay helaaye
isku soo hagaagee

Exit mobile version