VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fartuun - Lyrics

Inyar kaama maarmoo Agjoogbaan isleeyahay Amoolihii naftaydaay Ilove you baybi Ifkaan kuugu jecelahay Saw aragtidaadii Ubax ii barwaaqoo Indha deeqa maad hayn Inan adiga kula mida Kuma arag aduunyada Afar iyo tobnaadeey Xidigtii arooryaad Fartuun adiga mooyee Dumar kale ma aamino Dumar kale ma caashaqo Onkodkoo hilaacoo arladii abaar tiray Sida loogu oon baxo Ayaan kuugu ololaa Ifkaan kuugu jecelahay Alihii ku uuma Ii kaa asteeyoo Edebtiyo xishoodkana Ehelkoodii baa tee
Queue is empty
-- / --