Heleed hoobaliboo hobali
Hobali hoobalee wayaa
Heleed hoobaliboo hobali

Gacaladii aan gu,yaalahan
Gasiinkooga caaganaayoon
Hurdana aan uga go,oomay
Haday garabkayga joogto

Wixii aan talo uga faynaba
Ku wada tashhiney guuloo
Gudoomay iyataan jeclaaye
Idina gagablayda ii tuma

Ha la ii soo galbiyo
Dariska tow ha la iigu guurshee
Ha la ii soo galbiyo

Galii aadan yabaal
Hortaa ducaa iiga gaysee
Galii aadan yabaal

Bafiiga libaax
Ducada reerka la iigu geeye
Bafiiga libaax

Barbaartay kolalee
Sacab durbaan leh ii garaacdee
Barbaartay kolalee

Midabkeedan gaduudanee
Galaalyaha laafyaheediyo
Kubkeedan galbakhadaafiyo
Arwaa ka kac looda eegmada

Wixii aan daba gucleeyaba
Ku wada heshiinay guuroo
Gudoomay iyataan jeclaaye
Idina gagablayda ii tuma

Kasalayaa qaaliboow
Noo dub lee ku soo gardaadee
Kasalayaa qaaliboow

Jawharayaa ku mari
No soo dhaway ka garadoodee
Jawharayaa ku mari

Kanisfaalee bul dacar
Gobta jawiil ha ii garfaysee
Kanisfaalee bul dacar

Marka daxii huligod
Dudumoy way ka gaasamaayee
Marka daxii huligod

Exit mobile version