VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habiibo - Lyrics

hadiyad lama huraana ahee adoo eegin xaajadu halkay xanaf ku leedahay xiligaan is weyniyo wakhtigii naga xumaadaba xaq ilaahow dhacayoo xidigtaba kasoo tidhi ana sidaa xilkaygii xaruntii hadaan imid adigoo xaqdhowrkiyo wali xoorin samirkee xamdi mahad ilaahay xubigeena wada jiraa imikaan xusaynaa labaatan iyo guul labaatan iyo guul hadiyad lama huraan ahee xidigtaan jeclaayeey ku xambaaray aashiyo xabadkeyga jiifeee mid markaan xusuustaba murugada xad dhaafkiyo xiiso igubayeee ana sidaa xilkaygii xaruntii hadaan imid adigoo xaqdhowrkiyo wali xoorin samirkee xamdi mahad ilaahay xubigeena wada jira imikaan xusaynaa labaatan iyo guul
Queue is empty
-- / --