Kun iiga rooney kashkay
Koorahaygaa tahayoo
Kaama leexahaayiye

Kali kali ma roonee
I kaal mee kalgacayl
Ka waa ula kurboode

Kaalay kalay ii kaalay
Kalidaa ila koodee
Ii kaalay

Karim miduus uumaye
Kaligaa lee ku kasaa
Kolna maka safrayiye

Kali kali ma roonee
I kaal mee kalgacayl
Ka waa ula kurboode

Kaalay kalay ii kaalay
Kalidaa ila koodee
Ii kaalay

Kun iiga rooney kashkay
Koorahaygaa tahayoo
Kaama leexahaayiye

Kali kali ma roonee
I kaal mee kalgacayl
Ka waa ula kurboode

Kaalay kalay ii kaalay
Kalidaa ila koodee
Ii kaalay

Exit mobile version