xuseen nabadoow ogoow
ninkaa dunida ugu wacaa
xuseen nabadoow oigow
hadaad mudan taada iyo
maankaaaga qofkuu jeclaa
mowlahaagii heshaa
muxibu aadan hurin
ileen dhex muquurtaa
mataano nolosha iyo
marnaba kala maarminoo
midigta iyo bidix noqdoo
maareeya ujeedadoo
ka maaga xumaanta oo
samanta macaan sadoo
midhaha caashaqa gurta
midooba midooba
mid ahaadawalaalaayaa
mahurtaan kala maarminoo
ismehersataa maalinoo
malab iyo subaga miidahoo
;layskjuma maceeyay wa mudag
musbaax ka daaran mudunkoo
mugdi ka nuurtay waa malyuun

malyuun sharafeey ogow
midbaa nolosha ugu wacan
hadaad miyirkaaga iyo
mankaagu qofkuu jeclaa
mudanahaagii heshaa
muxibo aadan hurin
ileen dhex muquurataa
mataanaha nolosha ee
marnaba kala maarminoo
midigta iyo bidixda noqdoo
ka maaga xumaanta oo
samaanta macaan sadoo
midhaha caashaqa gurtoo
midooba midooba
mi ahaada walaalayaal
mahurtaan kala maarminoo
ismehersataa maalinoo
malab iyo subaga miidahoo
;layskjuma maceeyay wa mudag
musbaax ka daaran mudunkoo
mugdi ka nuurtay waa malyuun

Exit mobile version