VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Niikiyow dhaxan - Lyrics

Dhaxantii jacaylkaa Ii soo dheelmatee Dhuuxay dhamaadee Dhibaataan galee Adaas kuu dhalaalee Dhuuboy x2 Ii soo dhawow ha I dhaafinee dhinacaa Isaar dhaxyaray x2 Dhinac iyo dhul waa Lays dhigaa ogaaw Dhamahay kayaab Iyo ow daahir nuur iga Dhowr wixii dhakafaar Ehee x2 Ii soo dhawow ha I dhaafinee dhinacaa Isaar dhaxyaray x2 Dhawaqaa macaan Iyo dheeshaadiyaa Dhugta iga qaadee Ma dheeraan karee Dhinacaaga joogaan Ku dhaartay abaay X2 Ii soo dhawow ha I dhaafinee dhinacaa Isaar dhaxyaray x2
Queue is empty
-- / --