qaalidii haweenkaaay
qurux loogu deeqaay
qancisayee naftaydee
qarnigan hablaha kacay
qayb tii usidataay
qadara iiga keenana
qalbigaa ku tabayoo
nafta kuu qushuucdee
kaa quusan weydee
ila qaybso caashaqa
qorax soo baxaysiyo
qaanso roob lamoodyeey
ma qoff kulaa midaa jira
qadirkii ku uumaaa
wadnaha qalabkiisiyo
laabtayda kugu qoray
qadara eebe keenana
lama qarin karaayee
qalbigaaa ku tabayoo
nafta kuu qushuucdee
kaa quusan weydee
ila qaybso caashaqa
ila qaybso caashaqa

Exit mobile version