VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shirib dahabo - Lyrics

doonistaada ku daalayoo duhur iyo habeen u duur galee sidii dahabiyo doolarkaan ku doonayoo ku daydayaa damac iyo dareenan ku qabaa i diiriyoo iga dawee dafaa hilib dayaysaaya cagahay dibkaaga ma durgaal dili iyo doodna habeenki imad duurki dibki maad duqoo waxyaroo soo diraa diyaar ahaw aan dadab galnee deeqiyo duunyo waan qabaa cishqigi imaw ila dakee haderr inaan wada dagnoo da,yar daadihinaan rabaa daacad inaan ku diirsanoo is deeqnaa danigay ku taal daymo u roon dahabay duul kale kugu doorsamaa
Queue is empty
-- / --