Hogaan iyo umad
Haween iyo rag
Soomaali waa hal qudhoo
Ilinka toosan ku hagaagsan
Nabaday ku halaaqanay

Hakranayoo hawshan
Noo hagaagsan hiifoo
Hakranayoo hawshan
Noo hagaagsan hiifoo
Qaladkan noola heelan

Ii dahooy aweeyee horaryohow
Hoygaaga weeyee halaqyohow
Ii dahooy aweeyee horaryohow
Hoygaaga weeyee halaqyohow
Waad habaaran tahee saakiyo

U halgan calankaaga
U halgan calankaaga
U halgan calankaaga
U halgan calankaaga

Hiil iyo wadaniyad
Haybad iyo dulnimo
Ma soo hiloobaan
Noloshii hantee
Dibad yohow laba u sheeg
Inuu helaayo ku haminaayo

Hanaankii dawlad
Wanaagan hagoognoo
Hanaankii dawlad
Wanaagan hagoognoo
Heebta ku qaraabtoo

Ii dahooy aweeyee halaqyohow
Hoygaaga weeyee horaryohow
Ii dahooy aweeyee halaqyohow
Hoygaaga weeyee horaryohow
Waad habaaran tahee saakiyo

U halgan calankaaga
U halgan calankaaga
U halgan calankaaga
U halgan calankaaga

Ii dahooy aweeyee horaryohow
Hoygaaga weeyee halaqyohow
Ii dahooy aweeyee horaryohow
Hoygaaga weeyee halaqyohow
Waad habaaran tahee saakiyo

U halgan calankaaga
U halgan calankaaga
U halgan calankaaga
U halgan calankaaga

Exit mobile version