VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xulashadi dareenka - Lyrics

xidigtii haweenkee xisku weheshanaayaay xaasha lilaahiye xumaan laga fogeeyaay deeqaay waxaad tahay xaliyo xaq dhowr iyo xurmo loo dhameeyoo ku xasilay agteedeee iska xulanay dunidoo xaaskaygii noqotee xasad yuu nakala dilin xiisihii kalgacalkana cidlaha aan ku beertaay xubi aan dhamaaniyo xalaal ila wadaagtaay xaqiiqdii axaad tahay xuural cayn janadii xulashadii dareenkee ku xamdiyey ilaahay iska xulanay dunidoo xaaskaygii noqotee xasid yuu nakala dilin iska xulanay dunidoo xaaskaygii noqotee xasid yuu nakala dilin
Queue is empty
-- / --