VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

waa ayaan farxadeed waana lama ilaawaan inantii aan jeclaa uurkaygu tabaayay abaayo macaan ubax nuuray sidiisa indhuhu tay ka heleen mar hadaan is aroosnay waa ILAAHAY mahadii aqalkaan isla taagnay asaaskii gurigeena sidaad ii aqbashuu intaan joogo aduun abaal kuugu hayaaye ILAAHAY ubad khayrle ha ina siiyo udguune aamiin aaamiin aamiin ILAAHAY ubad khayrle ha ina siiyoo aragaaga qurxoon asluubtaada wanaagsan ixtiraam hadalkaaga ul ku taala jacayl aramuu igu beero gabadhaha aynigaaga adigaa u horeeyoo ikhyaarbaa ku tilmaantoo anba waan ogaaday
Queue is empty
-- / --