VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Carro hiiraan - Lyrics

cadceed foda joogtiyo casar liiq hilaacdaay cirkoo soo da,aayiyo roob soo carfaayaay dhirta oo cagaarkii cidhifyada kasoo baxay ku cawaystay dhibicdoo cajab qurux lala cajabayey yaa buurtii caalwayn ama ceel nabreediyo ceelgaab dusheediyo coomaad ku mariyoo caradeenii hiiraan kuugu tuma ciyaaraha wilisada wadnaha u roon hoobeey hoobeey yaa buurtii caalwayn hoobeey hoobeey ama ceel hariidiiyo hoobeey hoobeey ceelgaab dusheediyo hoobeey hoobeey caradeenii hiiraaneey hoobeey hoobeey coomaad kusoo mariyoo hoobeey hoobeey kugu tuma ciyyaaaraha eey hooobeeey hooobeeey midab xiga casaaniyo indhaha cawshii leey curadii asluubtiyo caqli hooyadiisaay tii aan calmadayeey caloolyaw ii galisee caashaq igu abuurtee u calaacaalayaay yaa buurtii caalwayn ama ceel nabreediyo ceelgaab dusheediyo coomaad ku mariyoo caradeenii hiiraan kuugu tuma ciyaaraha wilisada wadnaha u roon hoobeey hoobeey yaa buurtii caalwayn hoobeey hoobeey ama ceel hariidiiyo hoobeey hoobeey ceelgaab dusheediyo hoobeey hoobeey caradeenii hiiraaneey hoobeey hoobeey coomaad kusoo mariyoo hoobeey hoobeey kugu tuma ciyyaaaraha eey hooobeeey hooobeeey
Queue is empty
-- / --