VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haraad - Lyrics

sidii hogol roob jacal i helyoo hudada iga jaray habeen maladee hanaan wacanoo horyaalkii ragoow naftayda ka heshee ma kaa harayee hio hadhaclaan haraad udhintee hadaanan ku helin hogbaan galiyoo habaaskiyo ciidaa laygu habsiine anoo hamigayga haweenka baxshaa markaan ku habsadey haw laygu yiree hablihii hore baad habkoon u egtahoo alla ka hibeeyey hida dhaxshee hiba isidoo habaabka cidlee waxaan hinqadaa markaad hadashee halbowlaha dhiiga muu habayoo waxaan harsadaa markaan ku helee sidii ilmo hooyadii ka tagtoo horaadka la siinin baan hinqada hawaawirayoo hubqaad idishee hadaanad hab isiin ma hiil baxayoo
Queue is empty
-- / --