VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi dhawacmey - Lyrics

dhilnaanta xubnaha dhaqaaqeediyo dhedeeda yar baan la dhaygagayoo ma ay dhalan wali midaan u dhigee dhaxaan sugayoo dhamays dumartan dhaaxaan islaha hakuuba dhaxdoo dhaaxaan is lahaa dhibyay aragoo usoo dhicin oo dhurwaa ka cun dhaaxaan is lahaa dhooli dhooli dhalaan siday tahay dhaliilyo ka dhawr waxay dhibsatoo hadiise la dhacacayoo dhawaaqan maqlna dhab uu yahay dhibtii bodhari maroo kale iyo inaan u dhintaan ka baqayaayee dhambaalkaan maqlayba i dhaawacayoo dhulkaan fadhiyaan dhawr jeer ka kacoo war la igu dhahaybaa dhagtayduu dhibsatee dhaaxay igu tidhi war aan la dhacoo dhaaxay ii cadaysay dhoolaha oo dhaaxaan islahaa way kuuba dhixiyoo dhaqaale ubad hakuuba dhashee dhaaxaan is lahaa dhooli dhooli siday dhalaan tahay dhaliilyo ka dhawr waxay dhibsatoo hadiise la dhacacayoo dhawaaqan maqlna dhab uu yahay dhibtii bodhari maroo kale iyo inaan u dhintaan ka baqayaayee
Queue is empty
-- / --