dhilnaanta xubnaha dhaqaaqeediyo
dhedeeda yar baan la dhaygagayoo
ma ay dhalan wali midaan u dhigee
dhaxaan sugayoo dhamays dumartan
dhaaxaan islaha hakuuba dhaxdoo
dhaaxaan is lahaa dhibyay aragoo
usoo dhicin oo dhurwaa ka cun
dhaaxaan is lahaa dhooli dhooli
dhalaan siday tahay
dhaliilyo ka dhawr waxay dhibsatoo
hadiise la dhacacayoo
dhawaaqan maqlna dhab uu yahay
dhibtii bodhari maroo kale iyo
inaan u dhintaan ka baqayaayee

dhambaalkaan maqlayba i dhaawacayoo
dhulkaan fadhiyaan dhawr jeer ka kacoo
war la igu dhahaybaa dhagtayduu dhibsatee
dhaaxay igu tidhi war aan la dhacoo
dhaaxay ii cadaysay dhoolaha oo
dhaaxaan islahaa way kuuba dhixiyoo
dhaqaale ubad hakuuba dhashee
dhaaxaan is lahaa dhooli dhooli
siday dhalaan tahay
dhaliilyo ka dhawr waxay dhibsatoo
hadiise la dhacacayoo
dhawaaqan maqlna dhab uu yahay
dhibtii bodhari maroo kale iyo
inaan u dhintaan ka baqayaayee

Exit mobile version