VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubi soo lugo’ay - Lyrics

anigoon xisaabtamin haddaan shalay xumaan falin oo aan xadgudub dhigay xarigga kuu jiray maantaa xayiranoo kii aan u xeertanaa xujaday iga raacdayoo xabaashaan dul aallaa haddaan xabad useexdaba xiska waxaan geliyaa inagoo isku xiisnoo xushmad kugula nooloo xaaskaagii aan ahay xbbi xyti aan kuleeyahay xiriirkaa wacnaayoo barya aan xeerin jiray xajiinta aan ka dhowroo qalbiga uga xera dhigay waa adigii xumeeyoo xanfarkii igu dhaafoo xaaladdaad abuurtiyo xiiso ololku waa maxay xamdii mahaddii weeyoo xuural caynta jannadiyo gabar xaaji dhalayoo xubna dabacsan lehbaa xilahayga noqotoo xariir baan ku jiifaaa ninba xeeladdiisiyo xilkasnima uggaaree xaawaleeda dumariyoo xigta kula dhashaan ahee ha iigooynin xawdoo hadal xanaf leh ha i oran siduu xeer ahaan jiray yaan xaal ku raacin markaan xabad useexdaba xiska waxaan geliyaa inagoo isku xiisnoo xushmad kugula nooloo xaaskaagi aan ahay xbbi xyti aan kuleeyahay wadnihii aad xoogtiyo jacaylkii i xagayoo xayndaabkii aad igalisiyoo xubbigii ka raystoo xanuunkii ihayn jiray xanfafkii iddaayoo xaalaad isiiisiyo xiiso kuma racleeyn karoo xamdii mahaddii weeyoo xuural caynta jannadiyo gabar xaaji dhalayoo xubna dabacsan lehbaa xilahayga noqotoo xariir baan ku jiifaaa..
Queue is empty
-- / --