VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xujo - Lyrics

Xiskayga adigoo kuyaal Qalbiga xero kaaga dhigay Xusuustaydana kabixin X2 Maxaad aadane xantii Umada caashaqa aqoon Xaasidka warkiisa iyo Xumaanta uqaadataa X2 Waayaha nagu xeeran iyo Aduunyada xaalka yaal Axdi iyo qaybaa xigèee Allaha xaaakimaa ogsoon Xubiga lama beeciyee Jacaylka xujada kadaa X2 Hadaan dumar kaa Xushoon xisaab li'i Kuu jeclahay markaan Ku arkana xasilo Waxaan isku xeeraniyo Xiriirka dhexdeena yaal Axdiga buuraha kaculus Waqaa xagal daac Ka dhowr X2 Xilkayga inaan gutoo Xiliyo reer kaa dhigtaan Xarbi iyo howl ugu jiraa Allaha xaakima cuskoo Xubiga lama beeciyee Jacaylka xujada kadaa X2
Queue is empty
-- / --