damac baa idilaayoo
dadkaygii dhamaan tood
iga duudshay anigee
yaan dareen kahelaayaa

da a yartaan xushee
dadab gala lahaabaa
dumisay wacadkii
yaan dugaashadaa

hobeey dugsiiyee
nin heloo daa indeegay
mooye
ani dabaday dogon yaan la aaminin

jacaylbaa idagayoo
daashaday naftaydoo
dantaydii idhaafshe
yaa iga dulgaada

midaan doonayee
daris nogda lahabaa
idayrisay maantee
yaan dugaashadaa

Exit mobile version