macbuudkaa allaw madibaan ahayee dhanka midig maahaan dhahay maadhinay way ii muuqataa i maqashayoo muraadkayga maxaad nacaysaayee miciiluhuu ma naxoo wuxu dhinto wixii aan mutay waan i moogyahayee