adaa ibaday kulaylaha adaa ibaday
inaan bacad lugeeyoo adaa ibaday
habeen badh inaan baxo madow

adaa i baday jalkan igu sii balaadhiyo
warbeeniyo balan aan dhamaanayn

ilayn beer du marbaan ka ilbixin ragoon
baraneey

adaa ibaday kaliilaha adaa ibaday
inaan baxoo madowoo adaa ibadaay
barbaartaba inaan adiga kaala baxo
jalkan igu sii butaaciyo ada ibaday
war baaqdiyo balan aan dhamaanayn

Exit mobile version