VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aramida - Lyrics

inta nool aduunyadan adaan kaa ishaartoo aramida jacaylkaa i miraysa anigoo iimaanka deeqdee aayihii naftaydoow indhahayga nuurkiyo aragtida wacnaayow kaan eeganaayoow ma anigaa ilaawayo amaantaada inanyohow ragba kaan ka doortow dookhaygii noqotee iga dhawr wax yeelada ifka aayatiinka le kii roon allahayow bushaarada anbaqaadka nolosha le ii dhawr allahayow ubaxii udgoonaa iisaaqay anig oogadayda oo idil
Queue is empty
-- / --