VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Beerdumar mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Idil barkhad
Beerdumar

qarabadey weynaa
inaan bacaadno lugeeyo
aday baday haben badh
inaan baxo aday baday
aday bady jalkan igu sii balaadhiyo
in beer dumarka ugu xun
rag baaa ugu darane
aday baday kaliilaa aday baday
inan baxo madooboo
aay baday bar baartaba
inaan adi kaala baxo
aday jalkay igu sii batayo
aday baday war bacdii lalaac

codkii Idil barkhad