VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dahab - Lyrics

dadnimadaada quruxdiyo dabcigaaga wacanbaa dahab aniga ii ahoo diiqadii baxshaad tahay daa in qaadir weeyee dibin daabyo iyo ciil daah adag lagaa saar doonidii caashaqaa ila durugtoo tii dantaydii ka gabshe dadka kaan ka doortow daganoow ku donte dul qaad iyo samir ii lahaw duufaanta duushiyo dabaylahaa isadatoo duruufahay haysiyo ka daacad moodayoo dantu ay tidhi u dul qaado abidkii cebtada weye
Queue is empty
-- / --