duugoow jacayl carab dalable laba duruuftiyo wakhtiga
dalal kala jiraa daadihinasaa
daganida adoo ku darsaday qoon daacadbaan kalgacal
dayow kuu ehee ku ducayso khayr
ruux daryeelka qoys ficil kala durkoo doodiyo golaha
damanaha murtida laga dayriyaa

Exit mobile version