VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doonidii caashaqa - Lyrics

dadnimadaada quruxdiyo dabcigaaga wacanbaa dahab aniga ii ahoo diiqadii baxshaad tahay daa in qaadir weeye dibin daabyo iyo ciil daah adag lagaa saar dunidii caashaqaa ila durugtoo tii dantaydi ka gaabshee dadka kaan ka doortoow daganow ku doontee dulqaad iyo samir ii lahaw duufaanta duushiyo dabaylaha isidatoo duruufahay haysiyo aan daacad moodayoo dantu way timid u dul qaado abidkii dantaada weeyee
Queue is empty
-- / --