VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guulaamo - Lyrics

adaa gam ayee hurdada miyaan gacaloow ladaa miyaan waan gubanayaa haraadkuba iga go aa dareemaa gaajadoo gasiinku wax ii taraa jacaylku haduu godladay miyaan gaagixin karaa gulaamuu igu noqdee miyaan ka gayoonayaa hansidaa gabar maa iska le miyaa nabsi laga galaa hablaha lagu aadiyaa xaqooda la gees maraa adaan u gartee qalbiga miyaan kaa goyn karaa ragbaa geel lagu xidhaa miyaan gini kaa rabaa hadaad gogol ii dhigtana gunyaba kaa doonayaa miyaa hadal maangulee goshayda kaa gaabsada hankaygaa gaadhi lee go aan kala yeelayaa
Queue is empty
-- / --