VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha iga tagin - Lyrics

hoobeey hobayo hidooy sooyaalka taxanaha tusaalaha hablaha kacay tii ugu horaysee qurux taabo qaadaay heelaloooy helayo helooy lubigayga kama tiro halka aad ku taaloo tiiraan jabayn iyo taalaad ku leedahee adaa tayo walaalnimo iyo taran aduunyaba baahidayda tiri kara tilmaanta iyo heesaha dareen lagu tix galiyana adigaa ka talin kara ha iga tagin anoo nool waa tiiraanyadaydee hana tiigsan ruux kale qalbigaa ku tabayee hoobeey hobayo hidooy tiriig baxay timo haldhaa toolmoontaan ku faanayaan tabashadii naftaydaay filka toban ka rooneey heelalooy helayo helooy igu taran kalgacalkii ku talaalmay dhiigoo igu tiixay laabtoo oon wali taahaa haani guntay ka tolantaa mana tosoobo kalgacalkuye taageeraan kaa rabaa waa tabtaan filaayaye halkaan dhigo talaabada adna toobiyaha hay
Queue is empty
-- / --