VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halow - Lyrics

haloow ma i maqlaysaa hasaawihii sheekada hadaladii macaanaa soo hor joogsigaagaan ku habaa naftaydee haloow ma i maqlaysaa ma hadhsado aduunyada haybteeda noloshiyo halkaan ku noolahay iyo cidlaan hee haabayaa hadaad adigu lagan tahay ogow anigu maan helin hamigaan lahaayiyo waxaan hiigsanaayee halkeed maanta joogtaa huq iyo nabaraan qabaa hamuunta kalgacalka iyo haraadkii igama bi in halkaad iga jirtaabay ogow dhaxani iga haysaa calafkii rajadaan helay hadana waayoo lumay hadaad maqasho ereyadaa huunooy iisoo jawaab waligaa ha murugoon ha miciinsan cadawgaa hantidii jacaylkaay halka aad ku nooshahay ha ka tagin aduunyada qofkale hiil kamaan sugin galad iyo cayaaraha hortaadaan ku heesaa hinqadaa fadhiistaa oheey humaag beenaan arkaa by masuul.com
Queue is empty
-- / --