VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jano - Lyrics

jagaan dayax kaa sesay qasribaan kuu jeexay luula jidkiisan ubax ku daadshay janaan rabi ku suaalay waaxan tahay jidhka beerka judhaan ku arkayba riyaaqay jaahiyo nuurkaagu yaab leh indhaha kaa jeesan qali adiga kaa jedsanayne intan dunida joogay ruux ma jeclaanine jujuubka ka dhowr xidhidhka ha jarin caashaqa dhaxdeena dareen ku jibaara nuurka afkaan cabiray judhiiba labtaan adai ku jadhjeedha jacayl la ogow macaane jiliin caashqu ka weyne jirkiyo facaa dhigayaa ma jiro ruux soo dhaaweysta naftan adi ku jixaasay macaan adiga kuu jaraysa intan dunida joogay ruux ma jeclaanine jujuubka ka dhowr xidhidhka ha jarin caashaqa dhaxdeena
Queue is empty
-- / --