VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kurbo caashaq - Lyrics

Adaan kugu koobay ruuxda Qalbiga kaligaa ku siiyay Sideedaba kaalin caashaq Caashaq kaalin caashaq Tilmaamaha kaamil yeela Yeela kaamil yeela Kalsoonidu waa halbeega Jacayl koray lagu yaqaano Jacayl koray lagu yaqaano Adaa ku tilmaaman ruuxda Waliba kalgacayl ku beeray Hadaan kugu waayo koonka Nolosha kelibaan ahaani 2x Adaa qufushee kashayda Miyay cid kale tokaafin Adaan kugu koobay ruuxda Qalbiga kaligaa ku siiyay 2x kurbadaa caashaqa dhibkiisa Dhibkiisa dhibkiisa Kiniin dhaya oo daweeya Daweeya daweeya Kal hore dunidaan ku taashay Koonkeena ma ii yaaloo qaali Koonkeena ma ii yaaloo qaali Xiisaha kalgacaylku keeno Kunbaa u dhintoo u waasha Si aan uga raysto kaarka Qudhayda agtayda kaalay 2x Adaa qufushee kashayda Miyay cid kale tokaafin Adaan kugu koobay ruuxda Qalbiga kaligaa ku siiyay 3x
Queue is empty
-- / --