Adaan kugu koobay ruuxda
Qalbiga kaligaa ku siiyay
Sideedaba kaalin caashaq
Caashaq kaalin caashaq
Tilmaamaha kaamil yeela
Yeela kaamil yeela
Kalsoonidu waa halbeega
Jacayl koray lagu yaqaano
Jacayl koray lagu yaqaano

Adaa ku tilmaaman ruuxda
Waliba kalgacayl ku beeray
Hadaan kugu waayo koonka
Nolosha kelibaan ahaani
2x

Adaa qufushee kashayda
Miyay cid kale tokaafin
Adaan kugu koobay ruuxda
Qalbiga kaligaa ku siiyay
2x
kurbadaa caashaqa dhibkiisa
Dhibkiisa dhibkiisa
Kiniin dhaya oo daweeya
Daweeya daweeya

Kal hore dunidaan ku taashay
Koonkeena ma ii yaaloo qaali
Koonkeena ma ii yaaloo qaali

Xiisaha kalgacaylku keeno
Kunbaa u dhintoo u waasha
Si aan uga raysto kaarka
Qudhayda agtayda kaalay
2x

Adaa qufushee kashayda
Miyay cid kale tokaafin
Adaan kugu koobay ruuxda
Qalbiga kaligaa ku siiyay
3x

Exit mobile version