VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mililico - Lyrics

mililco jacayl naftu maalin qudha kaama maarantee sida mawjadbaad maankayga iyo maskaxdiyo qalbiga dhex muquurtayoo ugu maqantahee meeshaad ku taal aan muuujiyee ruux iga midoo aan muuqan baad macaanoow tahee muxibada kalgacal naftu maalin qudh a kaama maarantee waxaan kugu matalay midna iila tahay mayay soo di,iyo maax iyo xareed mawluhu shubee meeshaad ku taal aan muujiyee ruux iga midoo aan muuqan baad macaanoow tahee
Queue is empty
-- / --