inanyahow runtuu
calan iyo rasaas
nafta riiqitaan
rubad goysayoo
rucud kugu ridee
rag ninkaan haween
dareen raaligalin
reer uma dhismoo
macaalimilo rugtiyo
halkuu qalbi rabee
marhaday rajadu
riyo kaaba tahay
ha idul reemine
dib uraac hadana
raadkaad ka timid
maraagoo kalgacal
kolba raar ma uumoo
wayrax iyo rafaad
wiikaan rabee
rubadkaa dhibee
adoon raaxiyo
iihayn ramaas
awrane midaan
rafiiq ula noqdoon
ramas kuu lisee
mar haday rajadu
riyo kaaba tahay
ha idul reemine
dib uraac hadana
raadkaad ka timid

Exit mobile version