hadaad waji yeelan layd
jacaylka wanaajin lahayd
mid waanada qadato
waayeelaan noqn laa
sidii wiil aan dhalaa
warkaaga u xiisi lahaa
sidii wacyi diiniyaan
weedhaada dhagaysan laa
hadaynaan is waafaqayn
runtii wehel dhaba ahayn
wakhtigu yuu iga lumine
waxaad wado ii cadee
afkaaga wax iiga sheeg

hadaad wacad xeeerin layd
kalsooni wandaafin lahayn
midii kaa waabatee
ku wayntaan nqon laa
sidii wabi ila janaan
kalgacal ku waraabin laa
sidii wadnahayga taan
waxyeello kaa dhawri laa
hadaynaan is waafaqayn
runtii weel dhaba ahayn
wakhtigu yuu iga lumine
waxaad wado ii cadee
afkaaga wax iiga sheeg

Exit mobile version