nikaaxii ku jeclaa
qalbigaaguna igu lamaan
aduuunba ixaal ogaa
inaadb iga xel fogeyd
xumahaagu wanaag ii ahaa
xantaaduna idhibi jirine
been beena kula ncbaaa
xeligey xidigaagii adaa ujiray
xalay madoow ahaa
xujadii sow dihaal
naftaydaan xaal siinayaa
rajadiinsoo gaabatoo
nafteydaan xaal siinayaa
markaan xiiso kuu qabee
xiliyada caashaqaiyo
xusuuusnaa barashadeen
dadkba kaa xigteysan jirey
cadeyn waxaan ahayn
xaashe waaataad mar qudha
xumaanta ku doogsatoo
xidhiidhkeniii jartee

Exit mobile version