ciiltire ladkaygoow
caawa kaan ubahdow
cabitaan kama hooyee
carabkaygu adiguuu
ku jantoo kuu ceeshyoo
caafimaad iigu dhigo
caawa aragtidaaaa

Exit mobile version